Xuuthiyiinta oo markale duqeeyay garoomo diyaaradeed oo kuyaal Wadanka Sacuudiga.

Sunday June 16, 2019 - 09:27:55 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xuuthiyiinta oo markale duqeeyay garoomo diyaaradeed oo kuyaal Wadanka Sacuudiga.

    Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta ayaa xaqiijiyay in ay diyaaradaha aad duuliyaha laheyn ee Drone-ka loo yaqaan ay ku weerareen garoomada Abha iyo Jaazaan oo dhammaantood dhaca Koonfur Sacuudiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta ayaa xaqiijiyay in ay diyaaradaha aad duuliyaha laheyn ee Drone-ka loo yaqaan ay ku weerareen garoomada Abha iyo Jaazaan oo dhammaantood dhaca Koonfur Sacuudiga.

Jeneraal Yaxye Sariic oo u hadlay kooxaha xuuthiyiinta ayaa sheegay in ay beegsadeen goobo muhiim ah oo ah katirsan labada garoon islamarkaana ay shaqada gabeen.

dhinaca kale Isbaheysiga ay hoggaaminayaan dowladaha Imaaraatka Carabta iyo Sacuudiga ayaa xaqiijiyay in weerar lagu qaaday labadan garoon balse ay dhulka soo dhigeen diyaaradihii Drone-ka ee weerarada qaaday.

Arbacadii lasoo dhaafay duqeyn ay maleeshiyaadka Xuuthiyiinta sidaan oo kale ugu qaadeen garoonka diyaaradaha magaalada Abha ayaa sababay dhaawac soo gaaray ugu yaraan 26 qof oo ahaa dadkii ku safrayay garoonka.

Related Items