Video: Wadaad Sacuudiyaan ah Oo soo saaray Fatwo Fuxshi u horseedaysa Muslimiinta.

Thursday June 20, 2019 - 18:05:14 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Video: Wadaad Sacuudiyaan ah Oo soo saaray Fatwo Fuxshi u horseedaysa Muslimiinta.

    Mid kamida wadaadada ugu caansan dalka Sacuudiga ayaa soo saaray Fatwo dad badan ka yaabisay oo dhalinyarada faraysa in ragga iyo dumarka ay isdhax boodaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid kamida wadaadada ugu caansan dalka Sacuudiga ayaa soo saaray Fatwo dad badan ka yaabisay oo dhalinyarada faraysa in ragga iyo dumarka ay isdhax boodaan. isbedelka laga hirgeliyay Sacuudiga ee dhanka calmaaniyadda loo qaaday ma ahan mid halmar dhaqan galay ee wuxuu soo maray maraaxil kala duwan waxaana hormuud u ah wadaada xumayaal diinkooda shilimaad ku bedeshay.

kuwa isugu yeeray hay'adda culimada ayaa fataawaad ku, nin lagu magacaabo Caadil Alkalbaani oo kamid ah wadaada xumayaasha ayaa fatwooday iyo ragga iyo dumarka ay qoob ka ciyaar ku sameeyaan xafladaha iyo isku imaatinada munkarka ah.

Alkalbaani oo mar soo noqday Imaamka Masjidka Xaramka ahna nin caan ka ah dhulka bilaadul Xarameyn ayaa sanadadii dambe lasoo ifbaxay diin xumo iyo in uu soo saaro Fataawaad baadil ah oo muslimiinta ugu yeeraya qaadashada dhaqamada reergalbeedka.


Halkan ka degso Video-ga Al Kalbaani oo Fatwoonaya iyo Ragga iyo dumarka ay qoob kaciyaar sameyn karaan 


Related Items