Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo lagu falanqeeyay gummeysiga heysta Soomaaliya.

Friday June 21, 2019 - 15:31:39 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo lagu falanqeeyay gummeysiga heysta Soomaaliya.

    Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.


Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mowduuc muhim ah, lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Maanta waa Jimco, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 18 Shawaal 1440, oo ku asteysan 21-06-2019. Waxaa barnaamijka lagu falanqeeyay ama looga jawaabay Soomaaliya ma dal xor ah baa, mise waa wadan la gumeysto, waxaana ka qeyb galay sarkaal dowladda ka tirsan iyo aqoonyahan Soomaaliyeed.

Halkan Ka Degso Barnaamijka Diiradda Jimcaha

Related Items