Sawirro: Xoogaga ISIS Oo Dhul Horleh Kala Wareegay Ciraaq iyo Maxaabiis la Xasuuqay.

Sunday June 15, 2014 - 15:24:49 in Wararka by
  • Visits: 34328
  • (Rating 2.9/5 Stars) Total Votes: 59
  • 10 6
  • Share via Social Media

    Sawirro: Xoogaga ISIS Oo Dhul Horleh Kala Wareegay Ciraaq iyo Maxaabiis la Xasuuqay.

    Wararka ka imaanaya wadanka ciraaq ayaa sheegaya in dagaallo culus ay dib uga qarxeen wadankaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ay mujaahidiintu dhul ballaaran furanayeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

gaadiid ay Mujaahidiinta ISIS qabsadeen
Wararka ka imaanaya wadanka ciraaq ayaa sheegaya in dagaallo culus ay dib uga qarxeen wadankaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ay mujaahidiintu dhul ballaaran furanayeen.
Dagaal culus ayaa lasoo sheegayaa in saaka aroortii uu ka qarxay magaalada Talacfar oo aheyd magaaladdii ugu dambeysay oo shiicada almaaliki ay ka joogeen gobolka Naynawaa ee dhaca waqooyiga ciraaq.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in mujaahidiintu maanta barqadii qabsadeen xaafadda alcaskari oo ay kuyaalaan xarumaha dowladda iyo halka lagu magacaabo alshurdiyah.

Wakaaladda wararka Faransiiska ayaa sheegtay in xoogaga dowladda islaamiga ah ay qarka usaranyihiin lawareegista magaaladan istiraatiijiga ah.


Sidoo kale dagaal saacado badan qaatay kadib ciidamada mujahidiinta dowladda islaamiga ah waxay qabsadeen magaalada Yathrib.

Sidoo kale duqeyn ay ciidamada mujaahidiintu ugeysteen saldhig ciidan oo cadawgu ku leeyihiin magaalada samara waxaa lagu dilay 7 katirsan ciidamada almaaliki.

Dhinaca kale dowladaha reer galbeedka ayaa kordhiyay hanjabaadaha ka dhanka ah mujaahidiinta,wasiirka difaaca dowladda Mareykanka Tashaad Hiigal ayaa sheegay in uu amar ku bixiyay in markab dagaal oo xambaara diyaaradaha  ay udireen biyaha khaliijka waxaana laga yaabaa in ay duqeymo ka geystaan ciraaq.

Wadamada reer galbeedka iyo xukuumadda dawaaqiidda carabta ayaa ka walaacsan furashada mujaahidiinta ee dhul ballaaran oo ciraaq katirsan halka dowladda majuusiyadda iiraan ay iyana afka kala furatay.

Dhinaca kale ISIS ayaa soo bandhigtay sawirro muujinaya ciidamada mujaahidiinta oo lawareegaya magaalada Tikriit ee gobolka Salaaxudiin,sawirada waxaa kasoo muuqanaya gaadiid laga qabsaday maleeshiyaadka shiicada Nuuri Almaaliki iyo maxaabiis badan oo lagu qabtay dagaalka kadibna latooganayo.


Ciraaq ayaa mareysa marxalad adag waxaana gorodda isgelinaya shiicada Rawaafidda ah iyo muslimiinta sunniga  madaxweynaha Iiraan Xasan Ruuxaani ayaa isna sheegay in dalkiisu ciidamo udirayo ciraaq si ay ubadbaadiyaan xukuumadda Nuuri Al Maaliki oo maalmihii lasoo dhaafay khasaarisay dhul baaxad leh.








Xiga Sawirada:http://justpaste.it/fusm

Related Items