Dhageyso: Beesha Cabdalla Caroone iyo Wilaayada Islaamiga Sh/dhexe oo Heshiis Muhiim ah gaaray.

Friday June 28, 2019 - 13:10:43 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Beesha Cabdalla Caroone iyo Wilaayada Islaamiga Sh/dhexe oo Heshiis Muhiim ah gaaray.

    Kadib kullan ballaaran oo ka dhacay degmada Aadan Yabaal ee Shabeellaha dhexe ayay heshiis buuxa gaareen Beesha Cabdalla Caroone iyo wilaayada Islaamiga Sh/dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib kullan ballaaran oo ka dhacay degmada Aadan Yabaal ee Shabeellaha dhexe ayay heshiis buuxa gaareen Beesha Cabdalla Caroone iyo wilaayada Islaamiga Sh/dhexe.



Kulanka oo muddo sedax maalmood ah socday ayna kasoo qeyb galeen mas'uuliyiin katirsan Xarakada Al Shabaab iyo waxgaradka iyo samadoonnada beesha Cabdalla Caroone ayaa lagasoo saaray qodobo dhowr ah.

Ugu horrayn beesha Cabdalla Caroone ayaa ballan qaaday in deegaannada ay ka degto Sh/dhexe ay kasoo erido maleeshiyaadka dowladda Federaalka ee Macaawisleyda loo yaqaan islamarkaana ay dhaqan geliso ku dhaqanka shareecada islaamka.

Sheekh Yuusuf Ciise Kaba Kutukade waaliga Shabeellaha dhexe ayaa markii uu kulanku soo idlaaday warbaahinta u akhriyay qodobadii ay labada dhinac ku heshiiyeen.



halkan ka degso warbixin ku saabsan heshiiska dhaxmaray Cabdalla Caroone iyo Wilaayada Islaamiga Sh/dhexe

Related Items