Dhageyso: Yaa Umaqan Afka Soomaaliga? Waa Dood Xiisa Badan oo ay ka qeyb gelayaan Wariyayaal xog ogaal ah.

Thursday July 04, 2019 - 23:21:49 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Yaa Umaqan Afka Soomaaliga? Waa Dood Xiisa Badan oo ay ka qeyb gelayaan Wariyayaal xog ogaal ah.

    Idaacadda Islaamiga Alfurqaan ayaa dood uqabatay Wariyaal madax banaan ,doodda waxaa diiradda lagu saarayaa Luqadda Soomaaliga oo sanadadii dambe aad moodid in ay haadaan kusii dhacayso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Islaamiga Alfurqaan ayaa dood uqabatay Wariyaal madax banaan ,doodda waxaa diiradda lagu saarayaa Luqadda Soomaaliga oo sanadadii dambe aad moodid in ay haadaan kusii dhacayso.


 

Barnaamijkan doodda ah waxaa daadihinaya Wariye Cabdi Fataax Max'med Qaasim Filibiin ee dhageysi Wacan.

Halkan Guji ama hoos ka dhageyso


Related Items