Mashruuca ladagaallanka Kaneecada oo laga Hirgeliyay Magaalada Jilib SAWIRRO.

Sunday July 07, 2019 - 18:12:56 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Mashruuca ladagaallanka Kaneecada oo laga Hirgeliyay Magaalada Jilib SAWIRRO.

    Waxaa si rasmi ah degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe uga bilowday howlgal lagula dagaalamayo cayayaanka ay kaneecadu ugu badantahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa si rasmi ah degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe uga bilowday howlgal lagula dagaalamayo cayayaanka ay kaneecadu ugu badantahay.


Ragga howsha fulinaya oo ka kooban 20 nin ayaa ku qalabaysan sida aad sawirada ka aragtaan qalab qaali ah oo casri ah, waxayna xiranyihiin dharkii loogu talo galay in laga xirto sunta.

Sidoo kale Idaacadda Andalus ee ku hadasha Afka Xarakada Al Shabaab ayaa baahinaysa wacyi galin ay dadka jilib degen ay ku wacyi galinayso sidii ay ula shaqayn lahaayeen ragga loo xilsaaray la dagaalanka cayayaanka.

Horay aya sidaan oo kale degmada Kuunya Barroow ee Shabeellaha Hoose looga hir geliyay Koox qaabilsan ladagaallanka cayayaanka dhibaatada ugu geystay Bani aadamka oo ay kamid tahay Kaneecada.












Related Items