Dhageyso: Idaacadda Andalus Oo Falanqeysay Weerarka Hotel Cascaseey Ee magaalada Kismaayo.

Saturday July 13, 2019 - 08:51:29 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Idaacadda Andalus Oo Falanqeysay Weerarka Hotel Cascaseey Ee magaalada Kismaayo.

    Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay weerar saacado badan qaatay oo ka dhacay mid kamida Hoteellada ugu waaweyn magaalada xeebeedka Kismaayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay weerar saacado badan qaatay oo ka dhacay mid kamida Hoteellada ugu waaweyn magaalada xeebeedka Kismaayo.



Falanqeyn ay wariyaal katirsan Idaacadda Andalus ku sameeyeen weerarka Kismaayo ayaa muujinaysay xaddiga uu gaarsiisnaa weerarka, warbixinno ayaa sheegaya in khasaaraha dhimashada uu tobaneeyo qof gaaray waxaana kamid ahaa wasiirro iyo siyaasiyiin xilal kala duwan kasoo qabtay maamulka isku magacaabay Jubbaland.

Halkan ka dhageyso Falanqeynta Idaacadda Andalus ee Weerarka Hotel Cascaseey MP3.

Related Items