Dhageyso: Muxuu Socdaalka Kheyre Ka Bedeli karaa Khilaafyadii iyo kala taggii Maamulka Galmudug?.

Saturday July 13, 2019 - 20:02:23 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Muxuu Socdaalka Kheyre Ka Bedeli karaa Khilaafyadii iyo kala taggii Maamulka Galmudug?.

    Xasan Cali Kheyre socdaalkiisa gobollada dhexe waxaa dood kulul ka jeenay siyaasiyiinta iyo odayaasha gobollada Mudug iyo Galguduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xasan Cali Kheyre socdaalkiisa gobollada dhexe waxaa dood kulul ka jeenay siyaasiyiinta iyo odayaasha gobollada Mudug iyo Galguduud.

Dadka qaar ayaa socdaalka Kheyre u arka in uu ahaa mid fitno lagu kala dhax dhigayay beelaha Soomaaliyeed halka siyaasiyiinta qaar u arkaan mid lagusoo xera gelinayay maamulka Galmudug oo sanadadii lasoo dhaafay uu daashaday khilaaf iyo kala qeybsanaan.

Hadaba halkan ka dhageyso dood xiisa badan oo Idaacadda Alfurqaan uqabatay guddoomiyihii Balanballe iyo odayaal dhaqameedyo 


Related Items