Sidee udhacay Weerarkii Hotel Cascaseey ee Magaalada Kismaayo? waxaa ka sheekaynaya Raggii Fuliyay [Dhageyso].

Sunday July 14, 2019 - 18:44:13 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sidee udhacay Weerarkii Hotel Cascaseey ee Magaalada Kismaayo? waxaa ka sheekaynaya Raggii Fuliyay [Dhageyso].

    Warbixin lagasii daayay idaacad islaamiga Andalus ayaa faah faahin dheeri ah ka bixinaysa qaabkii uu udhacay weerarkii Kismaayo,qaar kamid ah dagaalyahannadii weerarka fuliyay ayaa ka sheekanaya sidii ay wax udhaceen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbixin lagasii daayay idaacad islaamiga Andalus ayaa faah faahin dheeri ah ka bixinaysa qaabkii uu udhacay weerarkii Kismaayo,qaar kamid ah dagaalyahannadii weerarka fuliyay ayaa ka sheekanaya sidii ay wax udhaceen

Zubeyr oo ah dagaalyahankii hoggaaminayay weerarkii Hoteel Cascaseey ayaa sheegay in ay laayeen ciidamo katirsan maamulka Jubbaland iyo dad caddaan shisheeye ah.


Halkan ka degso Warbixinta ama hoos ka dhageyso


Related Items