Dhageyso: Wareysi lala yeeshay Hoggaamiyihii Raggii Fuliyay Weerarkii Hotel Cascaseey Ee Kismaayo.

Tuesday July 16, 2019 - 11:56:04 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Wareysi lala yeeshay Hoggaamiyihii Raggii Fuliyay Weerarkii Hotel Cascaseey Ee Kismaayo.

    Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa baahisay wareysi laga duubay Xasan Sheekh Nuur Kalaashi oo ku magac dheer (Zubeyr) kaasi oo hoggaaminayay Weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay magaaalada Kismaayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weerarkii Hotel Kismaayo waxaa lagu dilay dad ka badan 40 qof
Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa baahisay wareysi laga duubay Xasan Sheekh Nuur Kalaashi oo ku magac dheer (Zubeyr) kaasi oo hoggaaminayay Weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay magaaalada Kismaayo.

Xasan Sheekh Nuur waa dagaalyahan kasoo jeeda beesha Eelaay ee degta wilaayaatka Bay,Bakool iyo Jubbooyinka, wareysigan ayuu Zubeyr kaga taariikheynayaa noloshiisa iyo waxa ku dhaliyay in uu ku biiro halganka Jihaadiga ah ee ka socda Soomaaliya ugu dambeyntiina uu hoggaamiye u noqdo raggii fuliyay weerarkii Cascaseey.

Halkan ka degso Wareysiga oo dhammeystiran MP3

Xigasho: Radio Andalus

Related Items