5 Askari Oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Shabeellaha Hoose.

Wednesday July 17, 2019 - 12:01:33 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    5 Askari Oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Shabeellaha Hoose.

    Qarax xooggan ayaa lala eegtay ciidamo katirsan kuwa dowladda Federaalka ee Shisheeyaha ku wehlinaya duulaankooda Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax xooggan ayaa lala eegtay ciidamo katirsan kuwa dowladda Federaalka ee Shisheeyaha ku wehlinaya duulaankooda Soomaaliya.



Wararku waxay sheegayaan in qaraxu uu ka dhacay  inta u dhaxeysa deegaanka Nambar 60 iyo Bariire iyadoona lala helay gaari cabdi bile ah oo ay saarnaayeen askar katirsan kuwa dowladda.

Ugu yaraan 5 askari oo katirsan ciidamada dowladda ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qaraxa, kaas oo mas'uuliyadiisa ay sheegatay Xarakada  Al-Shabaab.

Ciidamada dowladda ee ku sugan Shabeellaha hoose ayaa wajahaya weeraro joogta ah oo uga imaanaya dhinaca Al Shabaab, sidoo kale ciidamada shisheeya ayaa weeraro dhabaggal ah iyo qaraxyo lakulma xiliyada ay saadka isku gudbisanayaan.

Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items