Dhageyso: 30 katirsanaa Ciidamada dowladda oo isku dhiibay Wilaayada Islaamiga Sh/dhexe.

Thursday July 18, 2019 - 13:04:04 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: 30 katirsanaa Ciidamada dowladda oo isku dhiibay Wilaayada Islaamiga Sh/dhexe.

    Tobannaan kasoo goostay ciidamada DF ayaa isku dhiibay wilaayada islaamiga ah ee Sh/dhexe todobaadkan kuwaasoo qaarkood lasoo goostay hubkii ay ku shaqeynayeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tobannaan kasoo goostay ciidamada DF ayaa isku dhiibay wilaayada islaamiga ah ee Sh/dhexe todobaadkan kuwaasoo qaarkood lasoo goostay hubkii ay ku shaqeynayeen.



Ciidankan oo ay tiradoodu gaareyso 30 askari ayaa waxaa imaanshahooda kaalin weyn ka geystay odayaasha dhaqanka iyo eheladooda.

Munaasabaddii soo bandhigistooda waxaa hadal ka jeediyay Sheekh Yuusuf Kaba Ku Dukade waaliga Sh/dhexe isagoo askartan ku bogaadiyya go’aanka ay qaateen.

Sh/Kaba Ku Dukade ayaa wuxuu sidoo kale farriin u diray askarta DF oo uu kula taliyay iney kasoo baxaan safka shisheeyaha.

Ugu dambeyn waxaa munaasabadda ka hadlay Sheekh Cali Biyow oo ah gudoomiyaha odayaasha dhaqanka ee Sh/dhexe. Dhanka kale waxaa inoo suura gashay inaan wareysanno askarta qaarkood.



Halkan Ka Degso Kalimadda Sh/Yuusuf Kaba Ku Dukade

Halkan Ka Degso Kalimadda Sh/Cali Biyow Gudoomiyaha Odayaasha

Halkan Ka Degso Wareysiyada Askarta


Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items