Video+Sawirro: Beeraha Dalkeena Maan Ku Baahi Beelno Q-2aad oo lagusoo qaatay Gobolka Bay.

Monday July 22, 2019 - 08:43:05 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Video+Sawirro: Beeraha Dalkeena Maan Ku Baahi Beelno Q-2aad oo lagusoo qaatay Gobolka Bay.

    Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa warbixin muuqaal ah oo ay ka diyaarisay wax soo saarka gobolka Bay, gaar ahaan Beeraha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa warbixin muuqaal ah oo ay ka diyaarisay wax soo saarka gobolka Bay, gaar ahaan Beeraha.


Warbixintan oo ah qeybta labaad ee silsiladda (Beeraha dalkeena maan ku baahi beelno) ayaa waxay kuu soo bandhigeysaa heerka wax soo saar iyo horumarka gobolka, waxayna ka kooban tahay labo qeyb iyadoo haatan aan idiin soo gudbinnay qeybta 1-aad, halka qeybta 2-aad-na aan soo dadajin doono Insha'allah.


Horay waxay Al-furqaan Media u baahisay qeybtii koowaad ee silsiladdan oo ay kusoo qaadatay beeraha degmada Jilib ee Wilaayada Jubbooyinka.



Hoos Ka Daawo Video-ga


 
























Related Items