Qarax Xooggan oo ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Monday July 22, 2019 - 11:20:16 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Xooggan oo ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

    Warar hordhac ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay qarax xooggan oo maanta barqadii ka dhacay bartamaha magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar hordhac ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay qarax xooggan oo maanta barqadii ka dhacay bartamaha magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo la sheegay in uu ku qarxay goob checkpoint ah oo ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan dowladda Federaalka, uuro madoow iyo qiic ayaa cirka isku shareeray isgoyska KM4 illaa wadada aadda dhanka garoonka diyaaradaha Muqdisho oo ammaankeeda si aad ah loo ilaaliyo.

Illaa iyo hadda faah faahin dheeri ah lagama hayo qaraxan oo kusoo aadaya xilli  waddooyinka muhiimka ah ee soo gala magaalada Muqdisho ay xireen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

wixii kusoo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha'Allaah

Related Items