Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab Oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Weeraro ka dhacay dalka Soomaaliya.

Tuesday July 23, 2019 - 20:04:43 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab Oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Weeraro ka dhacay dalka Soomaaliya.

    Taliska ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay howlgallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay howlgallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Sheekh Cabdi Caziiz Abuu Muscab oo ah Afhayeenka ciidanka Al Shabaab ayaa shir Jaraa'id oo uu qabtay ku faah faahiyay weeraro khasaara badan lagu garsiiyay ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda oo ka dhacay magaalooyin kala duwan oo Soomaaliya katirsan.

Halkan ka degso Shirka Jaraa'id ee Sheekh Abuu Muscab MP3

Related Items