Video+Warbixin: Kumuu ahaa Madaxweynihii Qur'aan diidka ahaa ee dalka Tunisia.

Saturday July 27, 2019 - 20:31:26 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Video+Warbixin: Kumuu ahaa Madaxweynihii Qur'aan diidka ahaa ee dalka Tunisia.

    Wadanka Tuunis waxaa ka socda Baroordiiq loo sameynayo madaxweynihii wadankaas ee dhintay maalintii Khamiista.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadanka Tuunis waxaa ka socda Baroordiiq loo sameynayo madaxweynihii wadankaas ee dhintay maalintii Khamiista.
Qaayed Beeji Sabsi ayaa ahaa madaxweyne calmaani ah oo inkiray qur'aanka Kariimka si cadna u sheegay in ku dhaqanka shareecada islaamka aan laga hirgelin doonin wadanka.

Warbixin lagasii daayay Idaacad islaami ah ayaa lagu falanqeeyay taariikhda madoow ee madaxweynihii shareecadiidka ahaa ee wadankaas.


Halkan Ka Daawo Madaxweynaha Tuunis oo caddeysanaya sida uu udiidanyahay qur'aanka 


Related Items