Sawirro: Hay'adda Al ixsaan oo Raashin u qaybisay dadka qaba Cudurka Juudaanka Ee Ku nool deegaanka Faro Gurow.

Monday July 29, 2019 - 10:52:34 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Hay'adda Al ixsaan oo Raashin u qaybisay dadka qaba Cudurka Juudaanka Ee Ku nool deegaanka Faro Gurow.

    Hay'adda Khayriga ah ee Al ixsaan ayaa gurmad raashin qaybin ah gaarsiisay deegaanka Farogurow oo ay ku jiraan dad bukaan socod ah oo qaba cudurka Juudaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda Khayriga ah ee Al ixsaan ayaa gurmad raashin qaybin ah gaarsiisay deegaanka Farogurow oo ay ku jiraan dad bukaan socod ah oo qaba cudurka Juudaanka.



Raashinka oo ka koobnaa bur, bariis, sonkor, baasto iyo saliid ayaa la gaarsiiyay 100 qoys oo dadka deegaanka ah, waxa si aad ah usoo dhaweeyay dadkii loo qaybiyay oo ah dad danyar ah isla markaana xanuunsan, sidoo kale dadkan waxa u socda daawo ay bixiso isla hay’adan Alixsaan oo waxa dadkan lagu daryeelaa cisbitaalka wayn ee deegaanka Faro gurow.

Halkan ka daawo sawirada














Related Items