Daawo: Alkataa'ib Oo Filim Kasoo Saartay Weerarkii Khasaaraha badan dhaliyay Ee deegaanka Diif.

Monday July 29, 2019 - 18:09:01 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Alkataa'ib Oo Filim Kasoo Saartay Weerarkii Khasaaraha badan dhaliyay Ee deegaanka Diif.

    Mu'asasada AlKataa'ib ee garabka warbaahineed Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay qeybtii 14aad ee silsiladda Fasharid Bihim kaas oo lagu soo bandhigayo weerarkii xooganaa ee lala beegsaday Saldhigga ciidamada maamulka Jubbaland ku leeyih

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada AlKataa'ib ee garabka warbaahineed Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay qeybtii 14aad ee silsiladda Fasharid Bihim kaas oo lagu soo bandhigayo weerarkii xooganaa ee lala beegsaday Saldhigga ciidamada maamulka Jubbaland ku leeyihiin Deegaanka Diif .

Sidoo kale waxaa filimka lagusoo bandhigayaa qaraxyo dhowr ah oo xoogaga Al Shabaab ay ku beegsadeen maleeshiyaadka maamulka isku magacaabay Jubbaland waxayna dhammaan weeraradan ka dhaceen deegaanno katirsan gobolka Jubbada Hoose.


Toos ugu daawo Filimka Facebook.
Halkan ka degso Filimka MP4
ama qaab kale udegso MP4

Related Items