Maxkamad Islaamiga ah Oo Xukun Dil ah ku fulisay Nin Fal Liwaad ah sameeyay [Dhageyso].

Wednesday July 31, 2019 - 10:22:10 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamad Islaamiga ah Oo Xukun Dil ah ku fulisay Nin Fal Liwaad ah sameeyay [Dhageyso].

    Maxkamadda maamulka islaamiga wilaayada Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku fulisay Nin geystay fal khilaafsan Shareecada Islaamka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda maamulka islaamiga wilaayada Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku fulisay Nin geystay fal khilaafsan Shareecada Islaamka.

Fagaare kuyaal deegaanka Buq Goosaar oo qiyaastii 50 KM dhanka galbeed ga beegan magaalada Beled Weyne waxaa shalay ka dhacay xukun xad ah oo lagu fuliyay nin sameeyay falkii Qowmu luud oo kale.

Qaadiga Maxkamadda Islaamiga Wilaayada Hiiraan ayaa goob fagaare ah ka akhriyay xukunka uu mutaystay Nin lagu magacaabo Maxamed Aadan Nuuroow kaas oo fara xumeeyay sedax carruur ah.

Ninkan ladilay ayaa maxkamadda ka hor qirtay in isagoo caafimaad qaba uu fal liwaad ah ku sameeyay carruur.


Halkan ka dhageyso qaabkii uu udhacay xukunka lagu fuliyay Ninka Liwaadka sameeyay MP3

Related Items