Sarkaal katirsan Nabad Sugidda oo ku dhaawacmay Qarax ka dhacay degmada Yaaqshiid.

Sunday August 04, 2019 - 08:18:45 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal katirsan Nabad Sugidda oo ku dhaawacmay Qarax ka dhacay degmada Yaaqshiid.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo magaalada Muqdisho lagula beegsaday mid kamida saraakiisha sirdoonka dowladda Federaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo magaalada Muqdisho lagula beegsaday mid kamida saraakiisha sirdoonka dowladda Federaalka.


Wararka laga helayo xaafadda Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid ayaa sheegaya in qarax xooggan xalay lala eegtay gaari uu la socday mid kamida saraakiisha Sirdoonka dowladda.

Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxa uu ku dhaawacmay sarkaal katirsan waxa loogu yeero Nabad sugidda gaar ahaan kuwa loo yaqaan PS-ta kaas oo magaciisa lagusoo gaabiyay Fu'aad Dabayare.


Sarkaalka labeegsaday waxaa gaaray dhaawac waxaana loola cararay isbitaal kuyaal dhanka madaxtooyada Villa Somalia, Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda qaraxan sida ay baahisay Idaacadda Andalus ee Afka xarakada ku hadasha.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items