Barnaamij Gaar Ah: Ergooyinkii Soo Xulay Xillibaannada Hir Shabeelle iyo Galmdug Oo Lagu Soo Dhaweeyey Hiiraan [Dhageyso].

Sunday August 04, 2019 - 12:24:21 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Barnaamij Gaar Ah: Ergooyinkii Soo Xulay Xillibaannada Hir Shabeelle iyo Galmdug Oo Lagu Soo Dhaweeyey Hiiraan [Dhageyso].

    Degmada Buq Aqbale ee wilaayada islaamiga Hiiraan waxaa lagu soo soo dhaweeyey Odayaal horay usoo xulay baarlamaannada maamullada Hir Shabeelle iyo Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmada Buq Aqbale ee wilaayada islaamiga Hiiraan waxaa lagu soo soo dhaweeyey Odayaal horay usoo xulay baarlamaannada maamullada Hir Shabeelle iyo Galmudug.



Odayaashan oo tiro badan ayaa ajiibay baaq dhawaan kasoo baxay hogaanka sare ee Xarakada Al-Shabaab, kaas oo Ergooyinkii XIllibaannada loogu baaqay ” in ay towbad keenaan” iskana diiwaan geliyaan wilaayaadka islaamiga ee Hiiraan.

Ergooyinka oo martiqaad wanaagsan loo fidiyay kadibna qaatay dowraad diini ah ayaa ka sheekeeyay noloshii cariiriga aheyd ee ay ku noolaayeen sida wabixintan uu ku eegayo wariye katirsan idaacadda Alfurqaan.

Halkan ka degso ama hoos ka daawo




Related Items