Wariye Cabdi Fataax Filibiin Oo Warbixin Xasaasi ah ka diyaariyay Taariikhda iyo Waxqabadkii Cabdi Raxmaan Yariisoow.

Monday August 05, 2019 - 14:16:50 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 2.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Wariye Cabdi Fataax Filibiin Oo Warbixin Xasaasi ah ka diyaariyay Taariikhda iyo Waxqabadkii Cabdi Raxmaan Yariisoow.

    Wariye Cabdi Fataax Filibiin oo kamid ah saxafiyiinta Soomaaliyeed ayaa si qurux badan uga faallooday taariikhda Eng. Cabdi Raxmaan Yariisoow isagoo soo bandhigay wixii uuqabtay xummaan iyo sammaan intaba.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wariye Cabdi Fataax Filibiin oo kamid ah saxafiyiinta Soomaaliyeed ayaa si qurux badan uga faallooday taariikhda Eng. Cabdi Raxmaan Yariisoow isagoo soo bandhigay wixii uuqabtay xummaan iyo sammaan intaba.

Yariisoow guddoomiyihii gobolka Banaadir ee shalay lagu aasay magaalada Muqdisho ayay madaxda dowladda Federaalka si aad ah ugu baroorteen waxaana loo arkayay siyaasi ay madax martay siyaasadda Farmaajo iyo Kheyre.

Halkan ka degso Warbixinta ama hoos ka Daawo


Related Items