Sawirro: Deegaanka Kuunya Barroow oo si heer sare ah looga dabaal degay Munaasabadda Ciidul Adxaa.

Sunday August 11, 2019 - 12:53:53 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Deegaanka Kuunya Barroow oo si heer sare ah looga dabaal degay Munaasabadda Ciidul Adxaa.

    Degaanka Kuunyo Barrow oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta si heer sare ah looga ciidayaa, iyadoo saaka dad weynuhu ku tukadeen fagaaraha Sayid Maxamad Cabdulle Xasan ee degaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degaanka Kuunyo Barrow oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta si heer sare ah looga ciidayaa, iyadoo saaka dad weynuhu ku tukadeen fagaaraha Sayid Maxamad Cabdulle Xasan ee degaanka.



Dad aad u tiro badan oo isugu jira rag, haween iyo caruur ayaa ku tukaday musallaha, waxaana jirta in lagu dhawaaqayay xuska Alle ama takbiirta. Salaadda kadib waxaa dad weynaha la hadlay Sheekh Cali Cabdullaahi (Sh Cali Katiin) oo kamid ah culimada Soomaaliyeed.

Salaadda kadib waxay dadku koox koox u socdeen wadooyinka iyagoo isugu hambalyeynaya munaasabadda ciida. Meelo badan oo kamid ah degaanka waxaa maanta lagu gowracay xoolaha Udxiyada.








Related Items