Daawo Sawirro: Magaalada Jilib oo Si Heer Sare Ah Looga Dabaal degay Munaasabadda Ciidul Adxaa.

Sunday August 11, 2019 - 14:50:41 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirro: Magaalada Jilib oo Si Heer Sare Ah Looga Dabaal degay Munaasabadda Ciidul Adxaa.

    Bulshada ku nool degmada Jilib ayaa saaka si wayn isugu soo baxay fagaaraha wayn ee Macallin Aadan Xaashi Ceyroow loogu magac daray, fagaarahaasi oo ku caanbaxay salaadaha ciidda iyo fulinta xuduudaha sharciga ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bulshada ku nool degmada Jilib ayaa saaka si wayn isugu soo baxay fagaaraha wayn ee Macallin Aadan Xaashi Ceyroow loogu magac daray, fagaarahaasi oo ku caanbaxay salaadaha ciidda iyo fulinta xuduudaha sharciga ah.


Salaaddii kadib waxa goobta fagaaraha kala hadlay dadwaynaha mas'uuliyiin katirsan wilaayada islaamiga Jubbooyinka waxayna ku dheeraadeen baraarujinta bulshada, iyaagoona sheegay in cadawga kusoo duulay wilaayadaasi uu ku jabay dagaalka uu kula jiro dadka muslimiinta ah.

Kumanaan katirsan shacabka magaalada Jilib ayaa maanta si heer sare ah ugu dabaal degay munaabsadda Ciidul adxaa, carruur iyo haween ayaa lagu arkayay waddooyinka magaaladaasi.

Hoos Ka Daawo sawirrada ciidda Magaalada Jilib





















Related Items