Sawirro: Magaalada Saakoow oo laga oogay Munaasabadda Ciidul Adxaa.

Sunday August 11, 2019 - 15:27:16 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Magaalada Saakoow oo laga oogay Munaasabadda Ciidul Adxaa.

    iyadoo caalamka islaamka maanta si weyn looga ciiday ayaa wilaayaadka islaamiga ah ee soomaaliya maanta waxay ahaayeen kuwo ciidoodu aad u heer sareyso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

iyadoo caalamka islaamka maanta si weyn looga ciiday ayaa wilaayaadka islaamiga ah ee soomaaliya maanta waxay ahaayeen kuwo ciidoodu aad u heer sareyso.


Degmada saakow ee walaayada islaamiga ah ee jubooyinka ayaa kamid ah meelaha sida wanaagsan looga ciiday, Fagaaro weyn oo kuyaala bartamaha magaalada ayey iskugusoo bexeen dhamaan bulshada saakow.

Maamulka islaamiga ah ayaa dadka ku hagayay qabka loo tukanayo iyadoona fagaaraha dhoola tus malatari ay kasameeyeen saraakiil iyo askar katirsan  Al-shabaab.

Salaada kadib waxaa fagaaraha muslimiinta kula hadlay culimo uu kamid yahay shiikh fu.aad maxamed khalaf oo kamid ah culimada muaahidiinta Al-shabaab.

Daawo Sawirada degmada saakow iyo sida looga ciiday


















Related Items