Sawirro: Magaalada Ceelbuur oo laga oogay Munaasabadda Ciidul Adxaa.

Sunday August 11, 2019 - 12:03:34 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Magaalada Ceelbuur oo laga oogay Munaasabadda Ciidul Adxaa.

    Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgduud waxay kamid tahay magaalooyinka sida weyn looga dabaal degay munaasabadda Ciidul Adxaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgduud waxay kamid tahay magaalooyinka sida weyn looga dabaal degay munaasabadda Ciidul Adxaa.


Kumanaan qof ayaa fagaare weyn ku tukaday waxaana waddooyinka magaalada Ceelbuur lagu arkayaa shacab si heer sare ah udamaashaadaya.

Mas'uuliyiin katirsan wilaayada Galguduud iyo ciidamo hubeysan ayaa lagu arkayay fagaarayaasha magaalada iyagoo shacabka kala qeyb qaadanayay farxadda munaasabadda Ciidul Adxaa.









Related Items