Sawirro: degmada Janaale Ee Sh/Hoose oo si heer sare ah looga Ciiday.

Monday August 12, 2019 - 11:28:54 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: degmada Janaale Ee Sh/Hoose oo si heer sare ah looga Ciiday.

    degmada Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa shalay si heer sare ah waxaa uga bilaawday damaashaadka munaasabadda Ciidul Adxaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

degmada Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa shalay si heer sare ah waxaa uga bilaawday damaashaadka munaasabadda Ciidul Adxaa.

Boqolaal kamid ah shacabka magaalada Janaale ayaa goob fagaare ah ku tukaday salaadda Ciidda kadibna gudaha magaalada ayay carruur iyo Ciroole ka bilaabeen damaashaadka maalmaha farxadda.











Related Items