Sawirro: Fantasyaha dabaal degga Ciidda oo lagusoo gaba gabeeyay degmada Buq Aqable.

Monday August 12, 2019 - 19:18:22 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Fantasyaha dabaal degga Ciidda oo lagusoo gaba gabeeyay degmada Buq Aqable.

    Dhammaan Wilaayaatka Islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxaa lagusoo gaba gabeeyay dabaal degga munaasabadda Ciidul Adxaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan Wilaayaatka Islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxaa lagusoo gaba gabeeyay dabaal degga munaasabadda Ciidul Adxaa.
Fagaare kuyaal degmada Buq Aqable ee gobolka Hiiraan waxaa shalay lagu qabtay Fantasyo islaami ah oo qeyb ka ahaa dabaal degyada munaasabadda Ciidul Adxaa.

Qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa fagaaraha kusoo bandhigay ciyaaro kala duwan waxaana kamid ahaa Xarig Jiid,dheri jabis iyo ciyaaro kale oo dhammaantood ay dadku kusoo bandhigayeen farxadooda ku aaddan munaasabadda Ciidda.



















Related Items