Dhagayso: Ciidamada Dowladda Oo Haweeney Ku Kufsaday degmada Awdheegle.

Wednesday August 14, 2019 - 08:11:25 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhagayso: Ciidamada Dowladda Oo Haweeney Ku Kufsaday degmada Awdheegle.

    Ciidamada dowladda gaar ahaan kuwa ku sugan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku kacay fal wuxuushnimo ah, iyagoo kufsaday gabar muslimad ah oo kamida h dadka deegaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada dowladda gaar ahaan kuwa ku sugan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku kacay fal wuxuushnimo ah, iyagoo kufsaday gabar muslimad ah oo kamida h dadka deegaanka.



Kufsiga waxaa ku kacay sarkaal katirsan dowladda federaalka, Ninka qaba gabadha la kufsaday oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyay dhacdada.

Halkan ka dhagyaso Nin marwadiisa ay kufasadeen ciidamada dowladda Oo Warbaahinta la hadlay.


Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items