Dhageyso: Al Shabaab Oo War kasoo saartay Sedaxda Madaxweyne ee uu yeeshay Maamulka 'Jubbaland'.

Monday August 26, 2019 - 11:32:33 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Al Shabaab Oo War kasoo saartay Sedaxda Madaxweyne ee uu yeeshay Maamulka 'Jubbaland'.

    Sheekh Mohamed Abuu Cabdalla oo ah mas'uulka Al Shabaab ee Jubbooyinka ayaa markii ugu horraysay ka hadlay mowqifkooda rasmiga ah ee ku aaddan sedaxda madaxweyne ee dhowaan lagu doortay magaalada Kismaayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Mohamed Abuu Cabdalla oo ah mas'uulka Al Shabaab ee Jubbooyinka ayaa markii ugu horraysay ka hadlay mowqifkooda rasmiga ah ee ku aaddan sedaxda madaxweyne ee dhowaan lagu doortay magaalada Kismaayo.


Isagoo Wareysi siinayay Idaacadda Islaamiga Andalus ayuu sheegay in ay dagaal lageli doonaan dhammaan kuwa sheegtay in ay madaxweynayaal ka yihiin maamulka isku magacaabay Jubbaland.

Magaalada Kismaayo waxaa ku sugan illaa sedax Nin oo mid walba sheeganayo in uu yahay madaxweynaha maamulka 'Jubballand' waxaana kuwaas ugu tun wayn Axmed Madoobe oo dabadhilif u ah dowladda Kenya.



Halkan ka degso Wareysiga ama Hoos ka dhageyso


Related Items