Dhageyso: Isbitaalka Magaalada Jilib oo qalliin Cajiib ah ku sameeyay Canug Yar oo xanuun ladhibanaa.

Tuesday August 27, 2019 - 13:06:31 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Isbitaalka Magaalada Jilib oo qalliin Cajiib ah ku sameeyay Canug Yar oo xanuun ladhibanaa.

    Dhaqaatiirta Isbitaalka Magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa qalliin guuleystay ku sameeyay canug yar oo halis caafimaad lakulmayay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhaqaatiirta Isbitaalka Magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa qalliin guuleystay ku sameeyay canug yar oo halis caafimaad lakulmayay.


Dhatarka Fuliyay qalliinkan ayaa warbaahinta uga warramay xaaladda caafimaad ee canugan yar iyo sida ay ugu suura gashay howlgalkan qalliinka ah wuxuuna ugu baaqay shacabka ku dhaqan Jubbooyinka in ay soo tiigsadaan Isbitaalka Jilib oo ay ka heli karaan adeegyo caafimaad oo tayo leh.

Ehellada bukaanka ayaa sheegay in wax ka qabashada xaaladda caafimaad ee wiilkooda wax looga qaban waayay Isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo balse dhaqaatiirta isbitaalka Jilib ay si ku guulaysteen qaliinka.


Halkan ka degso Warbixinta ama hoos ka dhageyso


Related Items