Warbixin+Video: Hantida Max'med Bin Salmaan Dhaxal Sugaha dowladda Sacuudiga oo tiradeeda la ogaaday.

Wednesday August 28, 2019 - 12:14:54 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin+Video: Hantida Max'med Bin Salmaan Dhaxal Sugaha dowladda Sacuudiga oo tiradeeda la ogaaday.

    Warbaahinta Reergalbeedka ayaa faafisay warbixinno daaha ka faydaya Hantida gaarka ah ee Maxamed Bin Salmaan oo ah dhaxal sugaha dowladda Sacuudiga ee hodonka ku ah shidaalka iyo dahabka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbaahinta Reergalbeedka ayaa faafisay warbixinno daaha ka faydaya Hantida gaarka ah ee Maxamed Bin Salmaan oo ah dhaxal sugaha dowladda Sacuudiga ee hodonka ku ah shidaalka iyo dahabka.


Max'med Bin Salmaan waa dabadhilifkii ugu xumaa ee soo mara wadanka Sacuudiga wuxuuna hantidii shacabka dhulka Xarameynka kula saaxibaday Donald Trump madaxweynaha wadanka Mareykanka, tan iyo markii boqor Salmaan iyo wiilkiisa ay qabsadeen talada Sacuudiga waxay bilaabeen in ay dhulka Xarameynka ku faafiyaan fanaaniin iyo fusaqo.

Hadaba warbixintan ayaa soo koobaysa hantida uu lunsaday Maxamed Bin Salmaan iyo qaabka uu reergalbeedka ugula saaxibay hantida umadda.


Halkan ka degso Warbixinta MP3 ama hoos ka Daawo

Related Items