Dhageyso: Diiradda Jimcaha Oo looga Hadlay Damaca Kenya Ee gobollada Jubbooyinka.

Friday August 30, 2019 - 13:48:34 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Diiradda Jimcaha Oo looga Hadlay Damaca Kenya Ee gobollada Jubbooyinka.

    Barnaamijka diirada jimcaha oo ah barnaamijka Todobaadle ah ayaa maanta lagu faaqiday doorashada khilaafka hareeyay ee rag isdoortay ku soo bandhigeen Magaalada Kismaayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijka diirada jimcaha oo ah barnaamijka Todobaadle ah ayaa maanta lagu faaqiday doorashada khilaafka hareeyay ee rag isdoortay ku soo bandhigeen Magaalada Kismaayo.


Waxaa aad loogu faaqiday damaca Kenya ee Jubooyinka, Martida barnaamijka waxaa kamid ah: Ibnu Muflix, Cabdullaahi Maxamed iyo Cabdullaahi Cali iyo Aragtida Dadweynaha.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Halkan ka dhageyso Diirada Jimcaha 30 08 2019.lite

Related Items