Video+ Warbixin: Muxuu Salka ku hayaa loollanka dagaal ee ka holcaya Koonfurta Yemen?.

Sunday September 01, 2019 - 11:51:04 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Video+ Warbixin: Muxuu Salka ku hayaa loollanka dagaal ee ka holcaya Koonfurta Yemen?.

    Waa warbixin muuqaal guud ka bixinaysa halka uu salka ku hayo loollanka dhiigga badan ku daatay ee ka socda wadanka Yemen gaar ahaan magaalada Cadan ee caasimadda KMG u ah xukuumadda taakta daran.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa warbixin muuqaal guud ka bixinaysa halka uu salka ku hayo loollanka dhiigga badan ku daatay ee ka socda wadanka Yemen gaar ahaan magaalada Cadan ee caasimadda KMG u ah xukuumadda taakta daran.

Maalmihii lasoo dhaafay Koonfurta Yemen waxaa ka dhacay dagaallo lagu hoobtay oo u dhaxeeyay maleeshiyaad kala taabacsan dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraatka Carabta.

Halkan ka degso Warbixinta ama Hoos Ka Daawo


Related Items