Sheekh Yuusuf Kaba Kutukade oo si qota dheer uga hadlay xaaladda gobolka Sh/dhexe [Wareysi].

Monday September 02, 2019 - 09:15:56 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Yuusuf Kaba Kutukade oo si qota dheer uga hadlay xaaladda gobolka Sh/dhexe [Wareysi].

    Sheekh Yuusuf Ciise Kaba Kutukade oo ah Waaliga Sh/dhexe ayaa bixiyay wareysi xasaasi ah oo uu uga hadlayo arrimo muhiim ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Yuusuf Ciise Kaba Kutukade oo ah Waaliga Sh/dhexe ayaa bixiyay wareysi xasaasi ah oo uu uga hadlayo arrimo muhiim ah.


Dowladda Federaalka,maamulka Hirshabelle iyo ciidamada shisheeye ee AMISOM ayuu ku eedeeyay in ay hubka isugu dhiibayaan qabaa'illada Sh/dhexe iyo Hiiraan deggan.

Kaba Kutukade ayaa si waafi ah uga warbixiyay xaaladda gobolka iyo dib uheshiisiinta ay dhax dhigeen qabaa'iilada dega Shabeelahad ehxe iyo Hiiraan.
Shacabka Soomaaliyeed ayuu uga baaqay in ay ka qeyb qaataan halganka Jihaadiga ah ee ka socda dalka Soomaaliya ayna iska xureeyaan gummeystaha soo duule ee cuuryaaminta ku haya dhaqaalaha iyo wax soo saarka dalka.


Halkan ka degso Wareysiga MP3 ama hoos ka dhageyso


Related Items