Video: isbarbadhig ku saabsan Awoodaha Melleteri ee Ciidamada Yahuudda iyo kuwa dowladda Lubnaan.

Monday September 02, 2019 - 19:43:20 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Video: isbarbadhig ku saabsan Awoodaha Melleteri ee Ciidamada Yahuudda iyo kuwa dowladda Lubnaan.

    Maamulka Yahuudda ee xoogga ku haysta dhulalka muslimiinta ee Mandiqadda Shaaam ayaa maalmahaan dambe bilaabay in uu awooddiisa ballaariyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Yahuudda ee xoogga ku haysta dhulalka muslimiinta ee Mandiqadda Shaaam ayaa maalmahaan dambe bilaabay in uu awooddiisa ballaariyo.

Xiisada colaadeed ayaa markale ka dhax aloosmay Maamulka Yahuudda iyo Ururka Shiiciga Xisbullaah ee wadanka Lubnaan. Hadaba qiimeyn melleteri oo la sameeyay ayaa banaanka soo dhigaysa tabar daridda ciidamada Lubnanaan iyo awoodda ciidamada Yahuudda.

Qiimeyntan oo lagusoo bandhigay awoodaha ciidamada labada dhinac,hubka ay ku qalabaysanyihiin iyo miizaaniyadda ay ku bixiyaan dhanka difaacooda ayaa muujinaysa heerka dacfiga ah ee dowladaha Carabta oo badanaa dhaqaalaha ay shucuubta ka qaataan u adeegsada tamashlayn in ay ka qeyb qaataan dagaalka loogu magac daray Argagaxisa ladirirka ee Mareykanku uu ku qaaday caalamka islaamka.


Halkan ka degso warbixinta MP3 ama hoos ka Daawo


Related Items