Qaar kamid ah Ergadii Xildhibaannada soo xulay oo ka hadlay wixii ay kala kulmeen Al Shabaab [Dhageyso Wareysi].

Monday September 02, 2019 - 20:07:13 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaar kamid ah Ergadii Xildhibaannada soo xulay oo ka hadlay wixii ay kala kulmeen Al Shabaab [Dhageyso Wareysi].

    in kabadan 630 Oday dhaqameed oo kamid ahaa Ergadii soo xulay Xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka ayaa isku dhiibay Xarakada Al Shabaab kadib markii cafis loo fidiyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

in kabadan 630 Oday dhaqameed oo kamid ahaa Ergadii soo xulay Xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka ayaa isku dhiibay Xarakada Al Shabaab kadib markii cafis loo fidiyay.


Odayaashan ayaa gaaray gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya oo ay ka jiraan maamullo islaami ah, Cabdi Xirsi Xaanshi 00 60 sana jir ah wuxuu kamid ahaa Odayaashii wax kasoo xulay xildhibaannadii lagasoo doortay dhanka Galmudug isagoo towbadkeen ah ayuu gaaray degmada Buq Aqable wuxuuna bixiyay waraysi xasaasi ah.

Sidoo kale Nuur Aadan Cusmaan oo 57 sana jir ah kana mid ahaa Odayaashii xildhibaannada kasoo xulay dhanka maamulka Hirshabelle ayaa isna bixiyay wareysi uu uga sheekaynayo wixii uu Al Shabaab kala kulmay.


Halkan ka degso Wareysiga MP3  ama hoos ka dhageyso

Related Items