Sawirro+Cod: Agaasimihii Madaxtooyada Maamulka Hirshabelle oo isku dhiibay Al Shabaab.

Tuesday September 03, 2019 - 12:20:35 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Cod: Agaasimihii Madaxtooyada Maamulka Hirshabelle oo isku dhiibay Al Shabaab.

    Mas'uul sare oo katirsanaa maamulka 'Hirshabelle' ee kajira gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe ayaa isku dhiibay wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mas'uul sare oo katirsanaa maamulka 'Hirshabelle' ee kajira gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe ayaa isku dhiibay wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan.


Xasan Cumar Axmed [Xasan Mahdi] oo ahaa Agaasimihii Madaxtooyada Hirshabeelle ee magaalada Jowhar ayaa lagusoo bandhigay xarunta maxkamadda Islaamiga wilaayada Hiiraan.

Xasan Mahdi oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Idaacadda Andalus ayaa sheegay in uu muddo sedax bilood ah uu agaasime madaxtooyo u ahaa Max'med Cabdi Waare oo ah madaxweynaha maamulka isku magacaabay 'Hirshabelle'.

Mas'uulkan isdhiibay ayaa xaqiijiyay in uu isaga baxay siyaasadda ku dhisan shisheeye la shaqeynta ee ay ku dhaqmaan maamullada ka jira Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.


Halkan ka degso Wareysiga agaasimaha MP3 ama hoos ka dhageyso




Related Items