Dhageyso: Ciidamada Kenya oo Xasuuq ka geystay deegaanno katirsan gobolka Gedo.

Wednesday September 04, 2019 - 10:16:03 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Ciidamada Kenya oo Xasuuq ka geystay deegaanno katirsan gobolka Gedo.

    Melleteriga Kenya ayaa gabood fallo dhan walba ah ugeysanaya shacabka Soomaaliyeed ee kunool gobolka Gedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Melleteriga Kenya ayaa gabood fallo dhan walba ah ugeysanaya shacabka Soomaaliyeed ee kunool gobolka Gedo.


Duqeyn ay diyaaradaha Kenya laba maalin ka hor ka geysteen deegaanka Faafaxdhuun ayay ku beegsadeen guri dad shacab ah deganaayeen iyo xarun caafimaad.

Afhayeenka Odayaasha dhaqanka Gobolka Gedo ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada Kenya ay duqeymo ku burburiyeen xarumaha shirkadaha isgaarsiinta iyo adeegyada bulshada muhiimka u ah, majirin khasaara nafeed oo ka dhashay duqeynta Faafaxdhuun ka dhacday  balse waxaa jira in ay burbureen goobaha ay duqeeyeen diyaaradaha melleteriga Kenya.


Nabadoon Nuur Xirsi Faarax wuxuu sheegay in ciidamada Kenya ay miino u dhigeen gaadiid dad shacab ah la socdeen duleedka deegaanka Cowsqurun waxaana ka dhashay khasaara isugu jira dhimasho iyo dhaawac leh.

Related Items