Sawirro: 90 Kamid ah Odayaashii Xildhibaannada soo xulay Oo lagusoo bandhigay magaalada Xarardheere.

Tuesday September 10, 2019 - 23:26:03 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: 90 Kamid ah Odayaashii Xildhibaannada soo xulay Oo lagusoo bandhigay magaalada Xarardheere.

    Magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa lagusoo bandhigay tobanan kamid ah Odayaashii dhaqanka ee Xildhibaannada Baarlamaanka dowladda Federaalka kasoo xulay dhanka maamulka Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa lagusoo bandhigay tobanan kamid ah Odayaashii dhaqanka ee Xildhibaannada Baarlamaanka dowladda Federaalka kasoo xulay dhanka maamulka Galmudug.

Munaasabad ballaaran oo lagusoo bandhigayay 90 kamid ah Odayaashii dhaqanka ayay Xarakada Al Shabaab ay cafis ufidisay kadib markii ay iclaamiyeen in ay ka towbadkeeneen falkii ay xildhibaannada kusoo xuleen.

Horay ayay Al Shabaab sidaan oo kale boqolaal kamid ah odayaashii dhaqanka ugusoo bandhigtay magaalooyin dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxayna uqabatay dowraad diini ah oo waxbadan ka bedelay dhaqanka odayaasha.





















Related Items