Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Dagaallo Ka Dhacay Baraawe,Duleedyada Boosaaso iyo Kismaayo.

Wednesday October 22, 2014 - 20:21:10 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Dagaallo Ka Dhacay Baraawe,Duleedyada Boosaaso iyo Kismaayo.

    Taliska ciidanka shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin buuxda ka bixiyay howlgallo ka dhan ah ciidanka gumeystaha Afrikaanta iyo maleeshiyaadka la shaqeeya oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidanka shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin buuxda ka bixiyay howlgallo ka dhan ah ciidanka gumeystaha Afrikaanta iyo maleeshiyaadka la shaqeeya oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Soomaaliya.

Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab ayaa shir Jaraa’id oo uu warbaahinta uqabtay wuxuu ku sheegay in ciidanka muslimiintu ay khasaara xooggan ugu geysteen ciidanka gumeysiga Itoobiya,shisheeyaha Kenya AMISOM iyo maleeshiyaadka maamulka Puntland kadib dagaal ka dhacay duleedka Boosaaso.

Halkan ka dhageyso Shirka Jaraa'id ee Sh.Abuu Muscab MP3

Related Items