Sh/Nuur Mucallim C/raxmaan"Gaallo Way Jabty oo Ma haysato Tabar aan ahayn Taaw iyo Taangi" Dhageyso.

Tuesday October 28, 2014 - 10:44:09 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sh/Nuur Mucallim C/raxmaan"Gaallo Way Jabty oo Ma haysato Tabar aan ahayn Taaw iyo Taangi" Dhageyso.

    Sheekh Nuur Mucalim Cabdiraxmaan oo kamid ah culimaa'udiinka soomaaliyeed ayaaa la hadlay idaacadda Alfurqaan isagoo faafaahiyay taariikh kusaabsan Hijriga xili laguda galay sanadka Cusub ee 1436 Hijriga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Nuur Mucalim Cabdiraxmaan oo kamid ah culimaa'udiinka soomaaliyeed ayaaa la hadlay idaacadda Alfurqaan isagoo faafaahiyay taariikh kusaabsan Hijriga xili laguda galay sanadka Cusub ee 1436 Hijriga.

Wuxuu kaa hadlay aas’aaska Hijriga iyo sida ay ku timid in la qoro Taariikhda Hijriga.

Sheekh Nuur ayaa dhanka kale sheegay in gaalada ay jabeen islamarkaana aysan heysan waxaanan ka ahayn Taangi iyo Taaw.


Sheekh Nuur ayaa dardaaran muhiim ujeediyay muslimiinta si gaar ahaan dhaaifa mansuurah ayuu la hadlay.



Dhagayso Kalimada Sheekh Nuur Macalin Cabdiraxmaan.

Isha Warka:Idaacadda Alfurqaan

Related Items