Dhagesyo Warbixin:Ballanqaadka Cusub Ee Banki-Moon iyo Xasan oo Lacagtii Hore Baafinaya.

Friday October 31, 2014 - 09:54:48 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhagesyo Warbixin:Ballanqaadka Cusub Ee Banki-Moon iyo Xasan oo Lacagtii Hore Baafinaya.

    Marwalba oo shirar looga hadlayo lug-gooyada dalka Soomaaliya lagu qabto dalka dibaddiisa iyo gudihiisa ayay waxa loogu yeero beesha caalamka Hoggaanka DF-ka ubalan qaadaan lacago malaayiin Dollar ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marwalba oo shirar looga hadlayo lug-gooyada dalka Soomaaliya lagu qabto dalka dibaddiisa iyo gudihiisa ayay waxa loogu yeero beesha caalamka Hoggaanka DF-ka ubalan qaadaan lacago malaayiin Dollar ah.

Xasan Sheekh Maxamuud oo layaabay sida reer galbeedku u lug-goynayaan dowladdiisa ayaa sheegay in lacagihii lagu ballaanqaaday,Japan,Biljamka,London iyo meelo kale aan waba laga hayn balse doqonimadiisa wuxuu wali ku taamayaa in qolooyinkaasi uu lacag ka helo kadibna xukuumaddiisu Barwaaqo ku gaarto.

Idaacadda Islaamiga Al-furqaan ayaa warbixin ka diyaarisay yabooha cusub ee Banki-Moon iyo Baafinta Xasan Gurguurte ee lacagihii Reer galbeedku ballan qaadeen.

Halkan ka degso warbixinta Download MP3

Related Items