Dhageyso: Kalimad Baraarujin Ah oo Ku Saabsan Fadliga dheeraadka ah ee Kujira Soonka Maalinta Caashuraa.

Saturday September 07, 2019 - 20:54:21 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 3
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Kalimad Baraarujin Ah oo Ku Saabsan Fadliga dheeraadka ah ee Kujira Soonka Maalinta Caashuraa.

    Culimaa'udiinka soomaaliyeed ayaa shacabka muslimiinta ku baraarujiyay fadliga Caashuraa oo ku beegan markii Allaah SWT uu Nabi Muuse iyo qowkiisa badbaadiyay islamarkaana lahalaagay Fircown.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Culimaa'udiinka soomaaliyeed ayaa shacabka muslimiinta ku baraarujiyay fadliga Caashuraa oo ku beegan markii Allaah SWT uu Nabi Muuse iyo qowkiisa badbaadiyay islamarkaana lahalaagay Fircown.

Maalinta Caashuraa ee Fadliga badan waxay ku beegantahay maalinta isniinta oo taariikhdu 10-Muxarram 1441  kuna asteysan  9 September 2019, haddaba Muslimiintu waa in aysan hilmaamin maalintan Fadliga badan, waxaa banaan in hal maalin lagu daro soonka  tobanka muxarram tusaale in lasoomo maalinta 9-ka muxarram kadibna lagu xajiyo 10-ka.

Sheekh Cali katiin ayaa kalimad kooban oo uu jeediyay uga hadlay fadliga soonka Caashuraa isagoona Soomaalida ugu baaqay in ay ka faa’iideystaan oo ay sunnada noolooyaan.


Halkan ka degso Kalimadda Download MP3 ama hoos ka dhageyso


Related Items