Dhageyso: Idiris Xasan Faarax oo ka hadlay Dhaqaalaha Badan ee Maraykanka kaga baxay Duulaanka Ciraaq iyo Suuriya.

Tuesday November 11, 2014 - 13:54:59 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Idiris Xasan Faarax oo ka hadlay Dhaqaalaha Badan ee Maraykanka kaga baxay Duulaanka Ciraaq iyo Suuriya.

    Aqoonyahan idiris Xasan Faarax oo katirsan aqoonyahannada soomaaliyeed ayaa isdul taag ku sameeyey duullaaka Mareykanku ku qaaday ciraaq iyo Suuriya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqoonyahan idiris Xasan Faarax oo katirsan aqoonyahannada soomaaliyeed ayaa isdul taag ku sameeyey duullaaka Mareykanku ku qaaday ciraaq iyo Suuriya.
Idiris wuxuu sheegay in isbahaysiga 60-ka dowladood ka kooban uu fashil qarka usaaranyahay marka loo eego waxa uga suurtagalay duqeymaha iyo sida dowladda islaamiga ah isku fidinayso.

Halkan ka dhageyso Wareysiga MP3
Xigasho:Idaacadda Alfurqaan

Related Items