Daawo:Dowladda Islaamiga ah oo soo saartay Lacag Dahab iyo Maar Ka Sameysan.

Friday November 14, 2014 - 10:51:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 5608
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Daawo:Dowladda Islaamiga ah oo soo saartay Lacag Dahab iyo Maar Ka Sameysan.

    Dowladda islaamiga ah ee maamusha dhul ballaaran oo katirsan Ciraaq iyo Suuriya ayaa soo saartay lacag gaar u ah oo laga isticmaali doono magaalooyinka maamulkeeda hoos yimaad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda islaamiga ah ee maamusha dhul ballaaran oo katirsan Ciraaq iyo Suuriya ayaa soo saartay lacag gaar u ah oo laga isticmaali doono magaalooyinka maamulkeeda hoos yimaad.

Bayaan kasoo baxay diiwaanka Beytul-maalka ayaa lagusoo bandhigay lacagta cusub ee mujaahidiintu hirgeliyeen iyo qeybaha ay ka koobantahay lacagta cusub.

Lacagta ayaa kala ah 1-Dahab 2-Fiddah,3-Nuxaas ama maar  waana lacag qaarkeed ka qaalisantahay Dollarka Mareykanka.

Golaha shuurada dowladda Islaamiga ah IS ayaa qalinka ku duugay in lacagtan lasoo saaro si looga xuroobo nidaamka maaliyadda ee andimada dawaaqidda iyo Yahuudda oo muslimiinta ku andoonsado lacago ayaa lagu yiri bayaanka.


Ascaarta lacagta cusub ee Dowladda Islaamiga ah marka loo eego sarifka$Dollar-ka.

1 Diinaar Dahab ah=$139
5 Diinaar Dahab ah=$694
1 Dirham Fidda ah=$1
5 Dirham Fidda ah=$4.5
10 Dirham Fidda ah=$9
10 Fuluus=$0.6.5 Sent

Lacagtan ayaa lafilayaa in bilaha soo socda ay ka shaqa bilaawdo Suuriya iyo Ciraaq waana markii ugu horraysay oo maamul islaami ah taariikhdan mucaasarka ah hirgeliyo lacag gaar ah.
تنظيم الدولة قال إن مشروع العملات الجديدة تم إعداده من قبل مختصين (الجزيرة)

 Hoos Ka Daawo Warbixin Al Jazeera diyaarisay



Related Items