Iska Hor'imaadyo Ka Dhacay Xaafado Katirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa Muqdisho.

Sunday November 16, 2014 - 11:58:27 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iska Hor'imaadyo Ka Dhacay Xaafado Katirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa Muqdisho.

    Ciidamo taabacsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa xalay markale weeraro ku qaaday saldhigyo ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka DF-ka ku leeyihiin Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo taabacsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa xalay markale weeraro ku qaaday saldhigyo ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka DF-ka ku leeyihiin Muqdisho.

Xalay fiidkii ayay iska hor’imaadyo ka bilaawdeen xaafado katirsan degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa ee magaalada Muqdisho.

Saldhig ciidanka DF-ka ku leeyihiin dhismaha Shaneemo Cabdi Waayeel degmada Huriwaa,warshadda Barafuunka iyo daarta qabyada degmada Yaaqshiid ayay iska hor’imaadyadu ka dhaceen.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen rasaas iyo madaafiicda garbaha laga gemo oo lays dhaafsanayay,ciidanka Al Shabaab ayaa dagaallo fool ka fool ah iyo dilal qorshaysan oo ka dhan ah DF-ka ka wada magaalada Muqdisho.

Related Items