Jawaari oo Dhaleeceeyay Shariif Sakiin oo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Baydhabo loogo Caleema Saarayo.

Monday November 17, 2014 - 10:54:54 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jawaari oo Dhaleeceeyay Shariif Sakiin oo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Baydhabo loogo Caleema Saarayo.

    Khilaafka udhaxeeya madaxda Dowladda Federaalka ee gumeysi kalkaalka ah ayaa sii xoogeystay xilli xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay dhankeeda xoojisay howlgallada ka dhanka ah cadawga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khilaafka udhaxeeya madaxda Dowladda Federaalka ee gumeysi kalkaalka ah ayaa sii xoogeystay xilli xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay dhankeeda xoojisay howlgallada ka dhanka ah cadawga.

Shariif Sakiin oo shalay gaaray magaalada Baydhabo ayaa lafilayaa in maanta loo magacaabo madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Dhaq dhaqaaqa siyaasadeed ee Shariif Sakiin wuxuu hurdada kasoo kiciyay Max’med Jawaari guddoomiyaha baarlamaanka DF-ka oo war uu soo saaray sharci darro ku tilmaamay tegitaanka Sakiin ee Baydhabo.

Doorashada Shariif Xasan ee madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed wuxuu banaanka soo dhigi doonaan khilaafka ka dhaxeeya Xasan Gurguurte iyo Jawaari waxaana larumeysanyahay in dhaq dhaqaaqyada Sakiin uu gadaal ka riixayo Gurguurte.

Related Items