Daawo:Heybadda Melleteriga Masar oo Ku Hor kuftay Mujaahidiinta Ansaar Beytul Maqdis.

Monday November 17, 2014 - 11:33:03 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Heybadda Melleteriga Masar oo Ku Hor kuftay Mujaahidiinta Ansaar Beytul Maqdis.

    Weerar bishii October2014 ka dhacay gobolka Saynaa ee wadanka Masar ayaa xiisad ka dhax dhaliyay melleteriga Masar iyo shacabka taageersan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weerar bishii October2014 ka dhacay gobolka Saynaa ee wadanka Masar ayaa xiisad ka dhax dhaliyay melleteriga Masar iyo shacabka taageersan.

Filim maqal iyo muuqaal ah oo kasoo baxay Jabaamacada Ansaar Beytul Maqdis ee ku biirtay dowladda Islaamiga ah ayaa dhulka geliyay heybaddii ay lahaayeen ciidanka Melleteriga Masar.

Muuqaalka oo baraha Internetka lagu faafiyay waxaa kasoo muuqanayay xoogag islaami ah oo weerar ku qaadaya saldhigga melleteriga Masar kadibna qabsanaya saldhigga islamarkaana mid mid u tooganaya wixii ciidan ahaa ee weerarka ka badbaaday.


Dagaalyahanno mujaahidiin ah ayaa qabsanaya gaadiidka gaashaaman ee caanka ay ku yihiin ciidanka Alsiisi iyagoona calanka madoow ka dul lalminaya.

Warbixin Telefeshinka Al Jazeera ka diyaariyay dhacdadii Saynaa ayuu ku sheegay in heybaddii melleteriga Masar ay hor kuftay mujaahidiinta Ansaar Beytul Maqdis.


Related Items